AQOON

Fariimaha Finnishka.
Fahan. Jawaab. Kalsooni hel.

Geli fariintaada — AQOON wuxuu kuu sharxayaa waxa ay ka dhigan tahay, wuxuuna kuu diyaarinayaa jawaab Finnish ah.

Tusaale
01
Fariinta asalka ah
Hyvä huoltaja, lapsenne on ollut joka päivä myöhässä. Haluaisimme tavata teidät torstaina 16.5. klo 14.
02
Waxay ka dhigan tahay

Macallinka wuxuu doonayaa kulan — khamiista 16-da May saacadda 14:00 iskuulka.

03
Jawaabta · diyaar

Hei, pystymme tulemaan torstaina 16.5. klo 14. Terveisin,

Ma kaydino fariimahaagaWilma → AQOON → Wilma
✓

5 fariin bishiiba · bilaash

✓

Kaadh looma baahna

✓

Fariimaha waa la tirtiraa

✓

EU servers · GDPR

Isku day bilaash

Tijaabi AQOON

Dooro nooca fariinta, geli qoraalka, hel sharaxaad iyo jawaab Finnish ah.

Tallaabada 1

Dooro nooca fariinta

Bilaash · Akoon looma baahna · Fariimaha waa la tirtiraa

Qiimaha

Ku bilow bilaash

Pro

€9

/bil

Ka jooji goor kasta

  • 70 fariin bishiiba
  • Dhammaan hababka (school, work, fudud)
  • Jawaabo Finnish ah oo diyaar ah

Bilaash · 5 fariin bishiiba · max 1 maalintii · Ma loo baahnid kaadhka bangiga

Maxaan dhisay AQOON

AQOON waa buundo.

Waxaan Finland la imid qoyskeyga anigoo lix sano jir ah. Halkan ayaan ku koray, waxaanan indhahayga ku arkay sida ay dad badan ugu adkaato fahamka fariimaha iyo nidaamka cusub.

Ma aha sababtoo ah dadku awood ma leh — balse farqiga luqadda, dhaqanka, iyo fahamka ayaa aad u weyn.

Marka fahamku yaraado, dad badan waxay waayaan caawimaad ay xaq u leeyihiin, mararka qaarna si khaldan ayaa loola dhaqmaa ama xuquuqdooda lama fahmo.

Taasi waa sababta aan u dhisay AQOON. Waa buundo dadka ka caawisa inay fahmaan waxa loo soo diray, una jawaabaan si kalsooni leh.

— Abdikadir, dhisaha AQOON · Founder

Ma kaydino fariimahaaga · Waa sir · Finland ku shaqeeya

Akoon hore ma leedahay?

AQOON waa qalab AI ah oo turjumaad iyo sharaxaad bixiya. Ma aha talo sharci.·AI translation tool · Not legal advice

© 2026 AQOON · Siyaasada Arrimaha Gaarka ah · Af-Soomaali